Jump to content

Diyaarada Turkiga

Ka Wikipedia
Turkish Airlines
Türk Hava Yolları A.O.
IATA ICAO Magac Caalami
TK THY TURKISH
La asaasay20 May 1933
Xarunta duullimaadka
Magaalada diiradda
Barnamijka Safarrada JoogtadaMiles&Smiles
Qolka Nasiinada GaroonkaJuly 15 Heroes of Democracy Lounge[2]
IsbahaysigaStar Alliance
Laamaha
Baaxadda kobaca335 Diyaaradood
Baraha291 Garoon Diyaaradeed[6]
Halkudhagga shirkaddaWiden Your World
XaruntaIstanbul Atatürk Airport,
Yeşilköy, Bakırköy, Istanbul, Turkey
Dadka haga
Template:Endplainlist
Macaashka US$ 10.522 billion (2015)
Dakhliga socodsiinta US$ 2.042 billion (2015)
Dakhliga US$ 1.069 billion (2015)
Hantida guud US$ 16.383 billion (2015)
Saamileyda US$ 4.842 billion (2015)
Shaqaalaha18,667 Shaqaale (2013)[7]
Websitewww.turkishairlines.com

Diyaarada Turkish (Af Turki : Türk Hava Yolları; Af Ingiriis : Turkish Airline; Af Carabi : ar‎) waa shirkad diyaaradeed oo xarunteeda ku taalo Garoonka Dayuuradaha Caalamiga ee Atatürk Airport ee magaalada Istanbul. Diyaaradaan waxee shaqadeeda bilaabatay 1933di, maantana diyaaradaan waxee ka shaqeesaa wadamada kor u dhaafaya 115 dal oo ku kala yaala qaaradaha Afrika, Aasiya, Ameerika iyo qaaradda Yurub. Turkish Airlines waa mid ka mida ah diyaaradaha ugu waaweyn uguna koboca badan dhamaan shirkadaha dayuuradaha dunida, waana shirkada kaliya oo caalami ah oo ka hawlgasha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

  1. 1.0 1.1 1.2 http://atwonline.com/airports-routes/ankara-will-become-third-turkish-airlines-hub
  2. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 4 August 2016. Soo qaatay 2 August 2016.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  3. name=2013FS
  4. name=2013FS
  5. name=2013FS
  6. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 27 November 2015. Soo qaatay 27 June 2016.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  7. (PDF). turkishairlines.com. 30 September 2013 http://investor.turkishairlines.com/documents/ThyInvestorRelations/download/icerikler/turkish_airlines_fact_sheet_eng_ver1.pdf. Soo qaatay 2013-12-18.  Maqan ama ebar |title= (caawin)